Madaxaweynaha dalka K. Afrika, Jacob Zuma ayaa xilkii madaxtinmo ee dalkaasi iska casiley kadib buuq maalmihii dhowaa hareeyey xukunkiisa, iyada oo madaxweynaha loo jeediyey eedo musuqmaasuq, eedahaas oo ka imanayey badi xubnaha xisbigiisa
from VOA http://ift.tt/2obdJ9x
via IFTTT
No comments:
Post a Comment