Sunday, February 11, 2018

Mogadishu: IGAD oo ka Shirsan in Fiise La'aan la is kaga Gudbo

Magaalada Muqdishu waxaa ka furmaya shirk u saabsan arrimaha socdaalka iyo in la iskaga gudbi karo xuduudaha waddamada IGAD, waxaana shirka ka qeyb galaya ergo ka socota ururkaas, saraaakiil ka tirsan Dawladda Federaalka ee Somalia iyo kuwa maamul goboleedyada.

from VOA http://ift.tt/2Ejc9Ny
via IFTTT

No comments:

Post a Comment