Labaatan sano ayaa ka soo wareegatay markii maanta oo kale, 7-dii bishii August sanadkii 1998-dii uu ururka Al-Qaacidda qaraxyo ku weeraray safaaradaha Mareykanka ee bariga Afrika. Weeraradaasi waxaa ku nafwaayay dad ku dhow 250 qof ilaa iyo shan kun oo kalena wey ku dhaawacmeen
from VOA https://ift.tt/2OSaP67
via IFTTT
No comments:
Post a Comment