Tuesday, August 14, 2018

3 Soomaali ah oo ku Guuleystay Doorashada Minnesota

Ilhan Cumar ayaa ku guuleysatay doorashada horudhaca ah ee kursiga degmada 5aad ee Congresska Maraykanka, halka Hodan Xasan iyo Maxamuud Nuur-na ay ku guuleysteen aqalka baarlamaanka ee gobolka Minnesota

from VOA https://ift.tt/2PaoFRm
via IFTTT

No comments:

Post a Comment