Friday, August 10, 2018

Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo Dadaal ugu Jira Qabsoomidda Doorasho Qof iyo Cod-kiisa ah

Guddiga doorashooyinka Soomaaliya oo kaashanaya waddamada gobalka ayaa wada dadaallo iyo diyaar garow xooggan oo ah sidii doorasho qof iyo codkii oo xalaal ah ay uga qabsoomi laheyd Soomaaliya sanadka 2020-ka.

from VOA https://ift.tt/2MxJgxb
via IFTTT

No comments:

Post a Comment