Saturday, August 18, 2018

Horyaalka Talyaaniga oo dib u billaabanaya maanta

Xilli ciyaareedka cusub ee 2018-19 ee horyaalka Talyaaniga ee Serie A ayaa maanta dib u billaabmaya, iyadoo lagu daah furi doono kooxaha Chievo iyo Juvnetus.

from VOA https://ift.tt/2OMywvp
via IFTTT

No comments:

Post a Comment