Wednesday, August 8, 2018

Isku socodka Jigjiga iyo Wajaale oo dib-u-billowdey

Qalalaasihii maalmihii dhawaa ka taagnaa magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, ayaa waxa uu saameyn ku yeeshay, ganacsigii iyo dhaqdhaqaaqii magaalooyinka Wajaale iyo Jigjiga.

from VOA https://ift.tt/2MpRyqO
via IFTTT

No comments:

Post a Comment