Thursday, August 9, 2018

Israel oo Weerartay Gaza

Israel ayaa duqayn cirka ah ku qaadday Gaza, halka maleeshiyada Falastiiniyiinta ahna ay duqeyn ka gaysteen dhulka Israa'iiliyiinta, iyadoo ergeyga Qaramada Midoobay ee Bariga Dhexe uu ka digtay khatarta ugu dambeeysay ee rabshadaha u dhexeeya labada dhinac.

from VOA https://ift.tt/2KCzuId
via IFTTT

No comments:

Post a Comment