Simone Gbagbo oo ah xaaska madaxweynihii hore ee dalka Ivory Coast ayaa ka mid noqotay illaa iyo 800 oo maxbuus oo uu cafis u fidiyay madaxweynaha Ivory Coast Alassane Ouattara. from VOA https://ift.tt/2AOTyrl via IFTTT
No comments:
Post a Comment