Tuesday, August 7, 2018

Jigjiga: Militeriga Itoobiya oo kaxeystay Cabdi Maxamuud Cumar

Madaxweynihii shalay xilka ka degay ee dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa lagu soo waramayaa in ciidammada militariga federaalka ay u kaxeysteen dhinac magaalada Addis Ababa.

from VOA https://ift.tt/2AOupgn
via IFTTT

No comments:

Post a Comment