Kooxda AC Milan ee dalka Talyaaniga ayaa lasoo wareegtay laacibka khadka dhexe ee kooxda Chelsea Tiemoue Bakayoko, kadib marki uu maanta maray tijaabada caafimaadka. from VOA https://ift.tt/2w9oAER via IFTTT
No comments:
Post a Comment