Adeegga ambalaasyada ee gurmadka degdegga ah ee Amin ee Muqdisho, ayaa dhawaan ku dhawaaqay in shaqadoodu ay halis ugu jirto inay u joogsato dhaqaale la'aan, iyo iyadoo aan taageero joogta ah laga helin dowladda iyo hey'adaha gargaarka si adeegaasi uu u sii socdo
from VOA https://ift.tt/2OrWbkL
via IFTTT
No comments:
Post a Comment