Halyeeygii kooxda AC Milan iyo xulka Talyaaniga Paolo Maldini ayaa maanta dib ugu laabtay kooxdaasi kadib marki loo magacaabay agaasimaha qeybta horumarinta iyo istaraatiijiyada Milan. from VOA https://ift.tt/2OFWucC via IFTTT
No comments:
Post a Comment