Tuesday, August 14, 2018

Qareenka Baadari ku xiran Turkiga oo dalbaday in la sii daayo

Qareenka wadaadka Mareykanka ah ee Turkiga loogu maxkamadeynayo eedeymo la xiriira argagixiso ayaa wakaaladda wararka Reuters u sheegay, in eedeysanuhu uu Talaadada maanta ah dalbaday in lasii daayo, kadib markii uu muddo xabsi guri ahaa

from VOA https://ift.tt/2KNHrKU
via IFTTT

No comments:

Post a Comment