Sunday, August 5, 2018

Rabshado Maanta ka Dhacay Dire Dhawa

Ugu yaraan hal ruux ayaa ku dhaawacmay kaddib shaqaaqooyin maanta magaalada Dire Dhawa ee dalka Itoobiya ku dhexmaray Soomaali iyo Oromo.

from VOA https://ift.tt/2AG0UgT
via IFTTT

No comments:

Post a Comment