Friday, August 17, 2018

Reer Jabuuti oo ka hadlay Booqashada Madaxweyne Farmaajo

Shalay iyo xalay waxaa dalka Jabuuti wada hadallo ku yeeshay Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti, Maxamed Cabdullahi Farmajo iyo Ismaaciil Cumar Geelle, ka hor inta uusan Madaxweynaha Soomaaliya maanta u sii safrin dalka Turkiga

from VOA https://ift.tt/2L3fLSa
via IFTTT

No comments:

Post a Comment