Waxaa maanta dekedda magaaladda Boosaaso soo gaaray markab siday xoolo nool oo gaaraya 27 kun oo neef, kadib markii dowladda Sacuudi Carabiya oo xoolahaasi loo dhoofiyay ay dib u soo celisay. from VOA https://ift.tt/2nCHW0Z via IFTTT
No comments:
Post a Comment