Bankiga Dhexe ee Turkiga ayaa maanta ku dhawaaqay qorshe lagu xasilinayo qalalaasaha dhaqaale ee soo food saaray Turkiga. Madaxweyne Erdogan ayaa isna magaalada Ankara ka sheegay in Turkiga la geliyay go'doon dhaqaale.
from VOA https://ift.tt/2KOi7Ew
via IFTTT
No comments:
Post a Comment