Waxaa maanta magaalada Muqdisho booqasho ku tagay wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Eritrea Cusmaan Saalax, oo uu ka mid yahay La-taliyaha madaxweynaha waddankaasi Yemane Gebreab. from VOA https://ift.tt/2Oy0fzU via IFTTT
No comments:
Post a Comment