Wednesday, August 1, 2018

Xoghayaha difaaca Britain oo tagey Muqdisho

Xoghayaha difaaca ee dalka Britain Gavin Williamson ayaa maanta booqasho ku tagay magaaladda Muqdisho, halkaasi oo kula kulmay madaxweeynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

from VOA https://ift.tt/2vr5vgN
via IFTTT

No comments:

Post a Comment