Thursday, February 8, 2018

Abaaro ka Jira Somaliland

Deegaannada xeebta waqooyi ee Somaliland ayaa wakhtiyadan waxa ka jira abaaro baahsan oo sababay in xoolaha qaarkood ay bakhtiyaan, halka xaaladda dadka deegaannadaasina ay adag tahay.

from VOA http://ift.tt/2sgrVTD
via IFTTT

No comments:

Post a Comment