Monday, February 5, 2018

Booliiska oo Ka Hadlay Dilal Ka Dhacay Afgooye

Dhowana ururka Daacish ayaa sheegtay mas'uuliyadda dilal ka dhacay magaalada Afgooye. Inkastoo aan la xaqiijin in dad daacad u ah Daacish ay joogaan Afgooye, haddana waxaa sheegashada dilkaasi uu cabsi ku abuuray dad kala duwan.

from VOA http://ift.tt/2nKGLMP
via IFTTT

No comments:

Post a Comment