Maxakamada Caalamiga ee Cadaalada ICJ ee magaalada Hague ayaa shalay madaxweyne u dooratay Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo ah garsoore ka soo jeeda dalka Somalia. Dadka Soomaalida ee gudaha iyo dibadaba ayaa weyn u soo dhaweeyay doorashada garsoore Cabdulqawii, iyagoo sheegay inay magac iyo sharaf weynba u tahay dadka Soomaalida.
from VOA http://ift.tt/2sakrl8
via IFTTT
No comments:
Post a Comment