Saturday, February 3, 2018

Martida: Ismaaciil Axmed Maxamuud

Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Martida Makrafoonka. Barnaamijkan waxa marti ku ah Ismaaciil Axmed Maxamuud, oo dhammaadkii Diseembar ka mid noqday ardey aad u fara badan oo ka qalan jabiyey jaamacadda Simad ee Muqdisho, kaas oo si weyn u qabsaday hadal heyntiisa baraha bulshada.

from VOA http://ift.tt/2nB3DiB
via IFTTT

No comments:

Post a Comment