Kooxda Paris St-Germain ayaa u gudubtay wareega afar dhamaadka ee kooka French Cup kadib marki ay xalay 4-1 ku gaarcday kooxda Sochaux oo ka mid ah kooxaha heerka labaad ee dalkaasi France. from VOA http://ift.tt/2FUnlN9 via IFTTT
No comments:
Post a Comment