Tuesday, February 6, 2018

Qareennada Trump oo Ka Digey Wareysiga Mueller

Qareennada madadaxweynaha Mareykanka Doland Trump, ayaa kula talinaya madaxweynuhu inuusan oggolaan wareysi uu damacsan yahay baaraha gaarka ah ee Robert Mueller, sida uu wargeyska New York Times baahiyay Isniintii.

from VOA http://ift.tt/2E6Tp3S
via IFTTT

No comments:

Post a Comment