Laba ka tirsan shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta Hormuud, ayaa ku dhintay qarax haleelay gaari ay la socdeen, kaas oo maanta ka dhacay duleedka Muqdisho. from VOA http://ift.tt/2GyWkzM via IFTTT
No comments:
Post a Comment