Friday, February 9, 2018

USA: Congress-ka oo Ansixiyay Miisaanad Cusub

Aqalka wakiillada Mareykanka ayaa iyaguna raacay waddadii senetka si loogu codeeyo, dib-na loogu furo shaqadii dowladda federaalka, taas oo saqdii dhexe ee Khamiistii ku ekeyd miisaaniyadda dowladda.

from VOA http://ift.tt/2EtNpRX
via IFTTT

No comments:

Post a Comment