Wednesday, February 7, 2018

Warbixin: Xaaladda Nololeed ee Dadka Reer Miyiga Somaliland

Deegaanno ka mid ah kuwa teedsan waqooyiga magaalada Hargeysa iyo dhulka xeebaha ah ee Somaliland ayaa dadka deggan waxay sheegeen inaanay gaarin qaar ka mid ah adeegyada aasaasiga ah.

from VOA http://ift.tt/2ENPsOI
via IFTTT

No comments:

Post a Comment