Macallinkan ayaa dhaleecayn u jeedin jiray diiwaan xuquuqda aadamaha ee Shiinaha, iyada oo xiliga guriga lagu jabiyey uu macallinku ku jiray wareysi khadka telefoonka ah oo toos ah uu la lahaa telefishanka VOAda ee afka Mandarinka oo ah afka dalka Shiinaha lagaga hadlo.
from VOA https://ift.tt/2LQVVyh
via IFTTT
No comments:
Post a Comment