Turkey ayaa sheegtay inay si xooggan uga soo horjeedo go'aanka dowladda Mareykanka ay cunaqabateynta ku saartay laba sarkaal oo dowladda Turkiga ka tirsan, sababo la xiriira wadaad diinta kirishtanka faafiya oo Mareykan ah, kaasi oo laba sano ku dhow ku xiran Turkiga.
from VOA https://ift.tt/2AzydSz
via IFTTT
No comments:
Post a Comment