Ciidamada Puntland ayaa saaka waabirigii dib ula wareegay tuulada Af-urur oo muddo bil ku dhaw ay gacanta ku hayeen ururka al-Shabaab iyadoon aan wax dagaal ahi ka dhicin. from VOA https://ift.tt/2nLeNB7 via IFTTT
No comments:
Post a Comment