Xeer beegtada go'aanka ka gaareysa dacwadda ka dhanka ah Paul Manafort oo ahaa madaxii hore ee ololaha doorashadii madaxweynanimo ee Donald Trump, ayaa shaley dhammeeyey maalinti ugu horeysay ee ay ka doodayeen dambiyada lagu soo eedeeyay.
from VOA https://ift.tt/2PfK8Z9
via IFTTT
No comments:
Post a Comment