Qoraaga Dr. Abdulraxmaan Baadiyow ayaa qorey Buug la magac baxay "Making Sense of Somali History" (Macneynta Taariikhda Soomaalida) oo ah buug ka hadlayo taariikhada Soomaaliya iyo arrimaha bulshada ayaa lagu soo bandhigay magaalada Edmonton ee dalka Canada.
from VOA https://ift.tt/2nBtc2r
via IFTTT
No comments:
Post a Comment