Tuesday, August 14, 2018

Hargeysa: Maxaabiis Ku Dhawaad Isbuuc ka Sooman Cuntada

Xarunta xuquuqal insaanka ee Somaliland ayaa war saxaafadeed ka soo saartay xaaladda sagaal maxbuus oo ay sheegeen inay ku xidhan yihiin xabsiga dhexe ee magaalaada Hargeysa kuwaas oo dhawaan cuntada ka soomay.

from VOA https://ift.tt/2KTrx1A
via IFTTT

No comments:

Post a Comment