Tuesday, August 14, 2018

Silva oo ka fariistay ciyaaraha 

Laacibka khadka dhexe ee kooxda Manchester City David Silva ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah ee xulka qaranka Spain.

from VOA https://ift.tt/2BbbAUZ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment