Monday, August 6, 2018

Hargeysa: Maxaabiis cuntadii ka soontay

Maxaabiis ku xiran xabsiga dhexe ee Hargeysa ayaa cuntadii ka soontay, waxaanay ku doodayaan in wakhtigii lagu xukumay uu dhammaaday.

from VOA https://ift.tt/2MmKDPe
via IFTTT

No comments:

Post a Comment