Monday, August 6, 2018

Deg Deg: Ciidamo mar-kale gudaha u galay Jigjiga

Ciidamo aad u hubeysan oo ka socda dowladda dhexe ee Itoobiya ayaa gudaha u galay magaalada Jigjiga ee xarrunta ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya.

from VOA https://ift.tt/2AN89ne
via IFTTT

No comments:

Post a Comment