Monday, August 6, 2018

Hooyo Jabuutiyaan ah iyo 4 Caruurteeda ah oo lagu Diley Diri Dhawa

Magaalada Diri-dhawa waxaa shalay ka dhacay rabshado ay ku dhinteen dad Soomaaliyeed – waxaana dadkaasi kamid ah qoys reer Jabuuti ah oo ka kooban hooyo iyo afar caruurteeda ah.

from VOA https://ift.tt/2vHL5Ay
via IFTTT

No comments:

Post a Comment