Wednesday, August 8, 2018

Kepa Arrizabalaga oo Chelsea ku biiraya

Bartilmaameedka naadiga Chelsea Kepa Arrizabalaga ayaa bixiyay heshiiska qandaraaskiisa lagu nasaqi karo oo ku dhow 79M oo Euro. Taasi waxay u saamaxeysa in gool wadahaasi uu ka tago naadiga Athletic Bilbao, kuna biiro naadiga Premier League ee Chelsea.

from VOA https://ift.tt/2McCKyP
via IFTTT

No comments:

Post a Comment