Wednesday, August 8, 2018

Xoghayihii Joogtada oo Iska Casiley Wasaaradda Maareynta Masiibooyinka

Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraaynta Masiibooyinka Maxamed Cumar Macalin ayaa iska casilay xilkii wasaaraddaasi sida ay macluumaad ku heshay idaacadda VOA Somali.

from VOA https://ift.tt/2OnBbvC
via IFTTT

No comments:

Post a Comment