Laacibka khadka dhexe uga ciyaara kooxda kubadda cagta Manchester City Kevin de Bruyne ayaa seegi doona garoonnada muddo saddex bilood ah, ka gadaal marki uu dhaawac kasoo gaaray jilibka. from VOA https://ift.tt/2nNv48G via IFTTT
No comments:
Post a Comment