Kooxda AC Milan ee dalka Talyaaniga ayaa lasoo wareegtay ciyaaryahanka weerarka uga ciyaara kooxda Villareal Samuel Castillejo iyo laacibka daafaca bidix uga ciyaara kooxda Genoa Diego Laxalt. from VOA https://ift.tt/2Bkov6Y via IFTTT
No comments:
Post a Comment