Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray xilalkii uga qaaday taliyihii ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, abaanduulihii ciidamadaasi, ku xigeennadii hay'adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka iyo saraakiil kale.
from VOA https://ift.tt/2OJCPrJ
via IFTTT
No comments:
Post a Comment