Wednesday, August 15, 2018

Trump iyo Saraakiishii hore ee Sirdoonka

Madaxweynaha Maraykanka Doland Trump ayaa madaxii hore ee sirdoonka Maraykanka John Brennan ka xayuubiyey rukhsaddii uu waxyaabaha sirta ah ku daalacan karay, iyada oo Madaxweyne Trump uu sheegay in John Brennan uu kala qeybin iyo fowdo ka dhex abuurayey maamulkiisa.

from VOA https://ift.tt/2PdTBzX
via IFTTT

No comments:

Post a Comment