Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay Carwada Bandhiga Buugaagta oo sanadkii 4-aad oo xariir ah lagu qabanayo magaalada, wixii ka dambeeyay burburkii dowladdii dhexe ee dalka. from VOA https://ift.tt/2MN9ThG via IFTTT
No comments:
Post a Comment