Kooxdxa Manchester City ayaa ku guuleysatay koobka super cup-ka dalka Ingiriiska ee loo yaqaano Community Sheild kaasoo ay sannad walbaa ku tartamaan labada koox ee kusoo kala guuleysta horyaalka iyo FA Cup-ka, kadib marki ay Axadi shalay 2-0 ku garaacday naadiga Chelsea.
from VOA https://ift.tt/2M2u7H3
via IFTTT
No comments:
Post a Comment