Monday, August 6, 2018

Jabuutiyaan lagu dilay Diri Dhawa

Dawladda Jabuuti ayaa sheegtay in muwaadiniin waddankaasi u dhalatay lagu waxyeelleeyey magaalada Diri Dhawa rabashado ka dhacay maalintii shalay. Wararku waxay sheegayaan in dhowr qof lagu dilay weerarka

from VOA https://ift.tt/2ARkA14
via IFTTT

No comments:

Post a Comment