Magaalooyinka ka tirsan Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo ay ku jiro caasimadda Jigjiga ayaa deggan maalintii labaad kadib qalalaasihii ka dhacay magaaladaasi oo ay ku dhinteen 29 qof, sida ay sheegeen mas'uuluyiinta gobolka.
from VOA https://ift.tt/2OP6KzA
via IFTTT
No comments:
Post a Comment