Thursday, August 9, 2018

Mareykanka: Darbi-jiifka oo Nolol Loo Abuurayo

Dad gaaraya hal bilyan iyo bar oo dunida ku nool ayey hoy la'aani heysaa, sida ay sheegtay He'adda Un-Habitat. Dalka Mareykanka oo kaliya ku dhawaad nus malyuun ayaa darbi jiif ah. Tiradaasina wey sii kordheysaa.

from VOA https://ift.tt/2vXnvj8
via IFTTT

No comments:

Post a Comment